Xaaska Wanaagsan Waa Inay Ninkeeda Uga Fiicnaato Waxyaabahan

Xaqiiqdii haweenku way daryeeli karaan qoysaskooda, lagasoo bilaabo ninka illaa caruurta. Haweeneydu waa inay ninkeeda uga wanaagsantahay waxyaabaha soo socda:

Hoos ka akhriso: Xaaska Wanaagsan Waa Inay Ninkeeda Uga Fiicnaato Waxyaabahan

1. Sabar

Sabarka waa qodob muhiim u ah guurka. Haweeneydu waa inay yeelataa dulqaad ku filan si ay u daryeesho qoyskeeda.


5 Calaamadood Oo Uu leeyahay Ninka Wanaagsan…. Ma Tahay Nin Wanaagsan?

Haweeneydu waa inay ka sabar ama dulqaad badantahay ninkeeda. Si loo horumariyo guurka looguna dhiso aasaas adag.

2. Qorsheyn


Xaaska wanaagsan waa mid ku fiican dhanka wax qorsheynta. Waa inay noqotaa mid ninkeeda uga xirfad badan xaga qorsheynta.

Waa inay lahaato xirfadahaas si ay u awoodo qorsheynta baahiyaha dhaqaale ee qoyskeeda iyo horumarintiisa.

3. Ixtiraam

Haweeneyda wanaagsan waa inay noqotaa qof ixtiraam leh oo aanan ixtiraamin ninkeeda kaliya laakiin sidoo kale ixtiraamta dadka kale.

Haweeneyda og in ixtiraamidda ninkeedu ay tahay waajibaad loo baahanyahay in laga soo baxo. Haddii nin la ixtiraamo, hankiisa ayaa kor loo qaaday, oo wuxuu noqonayaa qof hammi leh.

4. Nadaafad

Naagta wanaagsan waa inay ahaataa mid hagaagsan markasta. Haweeneydu waa inay ka nadaafad badan tahay ninkeeda.

In kasta oo qaar kamid ah haweenka ay ka cawdaan in raggoodu ay dhanka nadaafadda ka liitaan, haddana waa inay hubiyaan inay u muuqdaan kuwo nadiif ah.

Ninku waa noole u baahan in loo daryeelo si la mid ah ilmaha.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button