3 Qalad Oo Lamaanayaasha Guurkoodu Cusubyahay Ay Intabadan Sameeyaan - Aayaha

3 Qalad Oo Lamaanayaasha Guurkoodu Cusubyahay Ay Intabadan Sameeyaan

Noloshu mar kasta uma aha sariir ubaxyo leh lamaanayaasha guurkoodu cusubyahay. Waxay u baahantahay isfaham iyo ka go’naasho si guurka cusub looga dhigo mid shaqeeya.

Lamaanayaasha guurkoodu cusubyahay waa inay ku dadaalaan ilaalinta guurkooda iyagoo iska ilaalinaya waxyaabaha qaarkood.

Waa kuwaan saddex qalad oo guud oo lamaanayaasha cusub ay sameeyaan.

  1. Guurka kadib kama fekeraan nolosha

Lamaanayaasha badankood marnaba kama fekeraan wax ku saabsan nolosha guurka kadib. Qaladka ugu xun ee la sameeyo ayaa ah in lagu mashquulo guurka isla markaana aad hilmaamto inaad qorsheyso noloshaada maalinta guurka kadib.

Laamaanayaasha waa inay la yimaadaan qorshe cad oo ku saabsan noloshooda dhaqaale iyo tan bulsho.

  1. Isku dayid inaad bedesho lamaanahaaga

Isbar inaad lamaanahaaga ku qaadato sida uu yahay isaga/isaga. Ku qaado lamaanahaaga daciifnimadiisa iyo tayadiisa ama awooddiisa.

Waigaa haku qasbin lamaanahaaga inuu iska dhigo qof uusan ahayn. Si kastaba, xor u noqo inaad saxdo isaga/iyada mar kasta oo uu qaldamo ay qaldanto.

3.Maseer badan

Mararka qaar maser ayaa idin soo kala dhex gali kara adiga iyo lamaanahaaga. Waxaad u baahantahay inaad barato sida loo xakameeyo dareenkaan si aad u ilaaliso awoodda guurkaaga.

Iska ilaali waxyaabaha lamaanahaaga galinaya maseer.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button