3 Waxyaabood Raggu Sameeyaan Oo Haweenka Si Daran Uga Careysiiya

Waxaa jiraan waxyaabo gaar ah oo raggu sameeyaan kuwaas oo waalli ku rida haweenka.

Waa kuwaan qaar kamid ah waxyaabaha raggu sameeyaan ee haweenka maskaxdooda kiciya.

  1. Farriin aanan wicitaan lahayn

Xittaa inkastoo farriintu ay tahay qaab guud oo ay dadka iskula xiriiraan, mar kasta haweenka lama wanaagsana.

Haweenka waxay ka rabaan nimankooda inay wacaan waqti yar kadib, xittaa haddii ay tahay mid ay xaaladdooda kula soconayaan.

Si, kastaba, qaar kamid ah ragga ayaananba wicin haweenka taasoo ka xanaajisa haweenka.

  1. Inuu ka hadlo baraha bulshada ee gabdho kale

Qaar kamid ah ragga ayaanan iska join Karin inay ka fal celiyaan sawirada gabadha kale ay soo dhigaan baraha bulshada.

Si,kastaba, tani ma ahan wax qaadan karaan haweenkooda kale.

Haweenka badankood way waashaan markii raggooda ay dabeecad ka dhigtaan inay (Like) am aka helitaan iyo faallo ay ka bixiyaan sawirada haweenka kale ay soo dhigaan baraha bulshada.

  1. Waqtiga ay farriinta u dirto isla waqtigaas inuusan usoo jawaabin

Haweenku wey jecelyihiin marka raggooda ay farriimaha isla waqtiga uga soo jawaabaan.

Dib u dhac dheer wuxuu dareensiiyaa inaadan rabin, taasoo badalkeeda walaac ku abuurta haweenka.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button