8 Faa’ido Oo Ay Leedahay Cabitaanka Liinta

Liinta waxay kamid tahay qudaarta aadka loo helo isla markaana bulshada inteeda badan ay aad u isticmaasho balse dad badan ayaanan ogeyn faa’idada caafimaad ee ay leedahay liinta iyo waxyaabaha ay jirka ka difaacdo.

Hoos ka aqriso faa’idooyinka ay liinta u leedahay caafimaadka.

1= Waxay hormarisaa dheefshiidka

2= Waxay socodsiisaa caloosha

3= Waxay ka hortagaan hargabka

4= Waxay yareeyaan cadaadiska dhiiga

5= Waxay daawo u tahay caabuqyada

6= Caafimadka jirka ayey hormarisaa

7=Biyaha jirka ayey isku dheeli tirtaa

8=Waxay hoos u dhigtaa miisaanka

W/Q: Dr Mohamed Amen

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button