8 Qaab oo dil dillaaca looga ilaaliyo Cagahaaga - Aayaha

8 Qaab oo dil dillaaca looga ilaaliyo Cagahaaga

  1. Had iyo jeer saabuun ku dhaq cirbahaaga oo si wanaagsan u meer suulasha marka aad qubeysaneysid, way fududahahay inaad wasakhda ka daadisid lugahaaga.
  2. Haddii aad xiratid sigisaan, had iyo jeer isku day inaad xiratid sigisaan nadiif ah ama maalin walba aad iska bedeshid.
  3. si joogto ah kareen u mari haddii ay cagahaaga qalalanyihiin, balse aad ha u marin oo haka badin si aysan nabro kaaga soo bixin.

 

  1. Haddii aad qubeysatid habeenkii, hubi inaad ugu yaraan dhaqday cagahaaga, si aad wasakhda uga ilaalisid.

 

  1. Leeyri kabahaaga oo hawada ugu dhig si joogto si shiirka iyo jeermiska uga baxo oo ay hawo nadiif ah u qaataan.

 

  1. Isku day inaadan hal jog oo kabo ah aadan qaadan maalmo isku xig xiga haddii kale cagagaaga shiir ayay bilaabayaan.

 

  1. Haddii aad awoodid inaad quruxsatid cagaha, quruxso sababtoo ah cagaha oo aad quruxsatid waxay kaa caawinayaan inaad heshid cago nadiif, qurxinta cagaha dumarka ayaa loogu talagalay ma ahan ragga.

 

  1. Waxaad cagahaaga u ku nadiifin kartaa daawo lagu magacaabo hand sanitizer, si aad uga hortagtid infekshinno ku dhaca.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button