Dhacdo Naxdin Leh: Gabar 13 Sano jir ah oo si naxdin leh loo dilay kadib markii ay diiday Oday 60 jir ah - Aayaha

Dhacdo Naxdin Leh: Gabar 13 Sano jir ah oo si naxdin leh loo dilay kadib markii ay diiday Oday 60 jir ah

Gabar 13 oo u dhalatay dalka Kenya ayaa nafteeda kadib markii ay diiday Oday 60 Sano jir ah oo rerkeeda kasoo doontay.

Gabadha yar ayaa markii ay odaga diiday kadib waxaa garacis nafta kaga qaaday dad ay isku xaafad ahaayen oo loo maleynayo inay qoyskeeda u adeegsadeen kuwaas oo si xun u garaacay gabadha ilaa ay ka geeriyootay.

Waalidkeeda ayaa la sheegay in gabadha ay doonayeen inay si qasab ah ugu guuriyaan odaga 60 Sano jirka ah balse gabadha ayaa diiday inay odaga 60 sano jirka ah lagu daro iyadoo aad u da’ yar,waxana uu falkaan ka dhacay xaafadda Nasorot oo ku taala dhulka Kenya

Gabadha da’da yareyd ee sida arxan darrada ah loo dilay ayaa waxa uu odaga soo doontay qorsheynayay inay noqoto xaaskiisii lixaad.

Shabakadda Arrimaha Bulshada Wacdaro.com

Nagala soo xiriir Email: Wacdaroonline@gmail.com

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button