Faa’idooyinka Haweenka Ugu jira Iyo Sababta Ay Ugu Raaxeystaan La Haasaawidda Ragga Da’da Yar

Inkastoo bulshada ay kuu arkayaan si kale, la haasaawidda nin da’yar waxay leedahay faa’idooyin badan.

Nasiib darro, haween yar oo intooda badan kuwo caan ah ayaa ku raaxeysta faa’idooyinkaan.

Waa kuwaan faa’idooyinka ku jira la haasaawidda ragga dhallinyarada ah.

  1. Ragga da’da yar waxay kuu ekeysiin karaan qof da’ yar

La socoshada nin da’ yar ama la saaxiibidda waxay ka dhigan tahay inaad ka ag dhowaan doonto saaxiibadiis yar yar iyo sidoo kale inaad aad ugu dhowaan doonto jiilka da’da yar taasoo kaa dhigeysa mid kamid ah dhallinyaradaas.

  1. Wuxuu qabanaa waxaad rabto

Si wanaagsan ayuu u ogyahay sababta aad u dooratay nin dhallinyar ama da’ yar, hadaba dadaalkiisa dhan wuxuu ku bixinayaa waxaad rabto iyo siduu aad kuugu jeclaan lahaa.

Sheeyga kaliya ee aad u baahantahay ayaa ah inaad u sheegto waxaad rabto. Mar kasta waxay ku xirantahay haweeneyda sida ay wax ugu sheegto ragga yar yar.

Dhanka kale, ragga dhallinyarada ah waa kuwo aad ugu wanaagsan qabashada shaqada dhanka sariirta sababtoo ah wali wuu yaryahay mana ahan mid horey ka dadaalayo, sidoo kale faa’idada aad ka heleyso ayaa ah in qaab kasta oo aad wax u rabto ama in shaqada uu u qabto aad u sheegi karto kadibna uu qabanayo.

  1. Haddii aad tahay haweeney jecel xukun kadib dooro nin dhallinyaro ah ama da’ yar

Waa ragga da’da yar kuwa si fudud haweenka ugu ogolaada inay noqdaan hogaanka isla markaana wali ku raaxeysta xiriirka.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button