Fariimo J♥ceyl Oo Habeenkii Loo Diro Boqorada Aad Jeceshahay ♥♥♥!

Shabakada Aayaha, waxay idiin soo gudbineysaa fariimo jaceyl oo xambaarsan micno weyn isla markaana aad u direyso gabadha aad jeceshahay habeenkii.

“Habeen Wanaagsan, hurdo wanaagsan boqorada aan jeclahay, ma sugi karo inaan arko iftiinka dhoollacadeyntada subixii !”

“Markaad huruddo, ogow inaad tahay waxa ugu dambeeya ee aan ka fikiro habeenki iyo waxa ugu horreeya ee maskaxdayda kusoo dhaca subixii. Riyooyinka macaan jaceylkeyga.”

Farriimo Jacayl Oo Lagu Sagootiyo Gacaliyahaaga Oo Safar U Socdo

“Kuuma sheegi karo sida aan uga mahad celinayo inaan nolosha kugu helay. Waxaan hurdaa anigoo dhoollacadeynaya oo sugaya waqtiga aan ku maqlayo subixii. Habeen wanaagsan!”

“Waan soo jeedi karaa habeenkii oo dhan anigoo kaa fikiraya, laakiin waxaan rajeynayaa inaan riyada kugu helo. Habeen wanaagsan jaceylkeyga!”

“Kahor intaanan hurdin, waxaan ka fekeraa sida aad nolosha uga dhigto mid macno badan leh iyo sidaan u nasiib badanahay inaan ku helo. Waxaan rajeynayaa inaan kugu arko riyooyinkeyga.”

“Waan soo jeedi karaa anigoo kula hadlaya ilaa ay qoraxda kasoo baxdo! Waadku mahadsantahay inaad tahay qofkii ugu wanaagsanaa ee aan waligey jeclaado. Habeen wanaagsan boqoradeyda!”

“Waxan kuu jeclahay sida ubaxyadu ujecelyihiin roobka. Hurdo macaan gacaliso!”

“Barkintaadu ha ahaato mid jilicsan, bustahaaguna ha noqdo mid diiran, maskaxdaaduna haka fikirto sida aan adiga kuu jeclahay. Habeen wacan jaceylkeyga.

♥ Waxaan u noolahay oon sugayaa maalinta ay riyadeydu rumoobi doonto oo aan kasoo toosi doono dhinacaaga. Riyooyin macaan ilaa maalintaas ay ka imaaneyso.

♥ Qalbigaaga fur oo indhahaaga xir. Waxaa dareentaa in jaceylkeygu dhaafay daruuraha. Habeen qurux badan macaanto.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button