Ha nuujin adigoo uur leh!!

Hooyo nuujisa haddii ay uur qaado waxaa wajib ku ah isla markiiba in ay joojiso nuujinta una soo jeedsato midka caloosha ku jira si uu u helo nafqo ku filan.

Hooyada uurka leh haddii ay nuujiso waxaa nafaqo daro la so darseysa ilmaha uurka ku jira iyo in uu korninkiisa hoos u dhac u yimaada.

Sidoo kale ilmaha nuuga hooyada kama helo nafaqo ku filan wuxuuna hooyada ka nuugaa dacar iyo biyo caano u eg oo aan nafo laheen.

Waxaa muhiim ah hooyada in ay cunto,cabto cabbitaano ku filan xiliga ay nuujineyso ama uurka ay leedahay si ilmaha kilihiis u koraan una kobco jimsika iyo garaadka.

Muhiimadda ugu weyn waxaa leh ilmaha uurka ku jira si hooyadu u dhasho ilmo cafimaad qaba oo u dhameeys tiran dhan kasta.

Hooyaduna u dhasho ilmo cafimaad qaba

Hadii kale hooyada waxaa ka muuqan doona diif iyo in jimsi ahaan in ay u dhimato.Ugu danbeyn laga yaabo awood dari in ay la dhali weyso kaddibna lagu soo qalo ilmaha si loo kala badbaadiyo.

W/Q: Dr. Cadceed

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button