Qaladaadka Haweenka Ay Ku Sameeyaan Guurkooda (Laba Qalad Oo Halis Ah)

Ma jiro qof aanan qalad sameyn, marka ay noqoto xiriirka, haweenka badankood waa kuwo qaladaad sameeyaa xittaa iyagoo aanan ogeyn.

Waa kuwaan qaladaadka ugu weyn ee haweenku ku sameeyaan guurkooda.

1. Xanta lamaanahaaga

Kani waa qalad kale oo haweenka badankood ay isku sheegaan. Xamashada lamaanahaaga waa tallaabo qalad ah mar kasta maadaama haweenka ay banaanka soo dhigayaan waxyaabaha lamaanahooda quseeya taasoo aanan loogu talagalin inaad cid kale la wadaagto.

Natiijo ahaan, marka lamaanahaagu ogaado arrintaas, xiriirkaas wuu burburayaa maadaama uu dareemi doono inaad qiyaantay.

2. Dalab culus iyagoo aanan eegin heerka dhaqaale ee lamaanahooda

Qalad kale oo haweenku sameeyaan ayaa ah ku guuldareysiga inay arkaan qofka uu yahay lamaanahooda, dhaqaale ahaan.

Natiijada taas ka dhalata ayaa noqota in haweenka ay raggooda ka dalbadaan waxyaabo farabadan oo lamaanahooda niyadda ka jabiya, maadaama ay noqon karto inuusan awoodin.

Gabagabada, xiriirkaas waxay u badantahay inuu qaado wadada qaldan maadaama lamaanahaaga uu ku dhibtoon doono inuu bixiyo waxyaabaha aad ka dalbatay oo uusan awoodi Karin.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button