Ragga Oo Aad U Jecel Una Ooya Haweenka Leh Calaamadahaan (Gabaryahay Ma Leedahay?)

Waxaan maanta idiin soo gudbineynaa tayooyin ay ragga ka eegaan haweenka, nin kastana waa jecelyahay haweenka leh sifooyinkaan.

1. Haweenka dhoola cadeeya waxay si fudud kusoo jiitaan dareenka ragga, balse ma ahan dareenkooda bis ee sidoo kale qalbiyadooda, uma eka oo kaliya kuwo soo jiidaso leh balse sidoo kale waa qunyar socod.

2. Ragga way ku farxaan marka ay dareemaan in la qiimeeyay, haweeney xushmad badan oo qiimeysaa waxyaabaha yar yar ee loo sameeya waxay si fudud ugu guuleysaneysaa qalbiga nin kasta.

3. Ragga intooda badan waxay sheegaan inay necebyihiin haweenka gardarada badan ee kibirka u saxxiibka ah, balse ninkasta ayaa jeclaada haweenka isku kalsoon, kalsoonida waxay kaa dhigtaa qof dhalaalaya.

4. Haweenka kaftama ee qalbiyada wanaagsan, Haweeney qalbi wanaagsan waxaa jecel oo qiimeeya nin kasta, kaftanka iyo dhoolla cadeynta waa fariin ku socta ninka oo tusaale wanaagsan ka bixineysa qalbigeeda wanaagsan.

5. Haweeneyda qunyar socodka ah, Haweeneyda qunyar socodka ah waa xusmad kaliya, naxariis badan oo kalgacayl leh waana kuwo ku habbon nin kasta .

6. Haweenka caqliga leh ee aan kibirka badneyn, Ragga way jecelyihiin haweenka caqliga leh, inta aysan caqligaas sidii hub u isticmaaleyn ama aysan ragga ku gaadeen.

Noqo qof caqli leh oo aanan kibir badneyn, markaas ninka si dabiici ah ayuu kuu  jeclaan doonaa.

Sifooyinkaan haweenka leh waxaa hubaal ah inay ka guuleysanayaan nin kasta.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button