Ragga Oo Ka Carara Haweenka Leh Tobankaan Calaamadood

Waxaan idiin soo gudbineynaa, 10 calaamadood oo haweenka qaar ay leeyihiin iyo ragga oo ka carara.

Haddii aad leedahay caaamadahan iska beddel.

1. Ma jiro nin jecel haweeney had iyo jeer jecel inay ninkeeda gacanta ku heyso oo aanan lala hadli Karin.

2. Ma jiro nin raba haweeney sheegasho badan.

3. Ma jiro nin jecel haweeney mar dhif ah dhoolla cadeysa oo ay adagtahay in laga afrxiyo.

4. Ma jiro nin jecel haweeney qeylo badan.

5. Ma jiro nin jecel haweeney cuqdad badan oo qalbiga ku heysata qaladaadkii hore.

6. Ma jiro nin jecel haweeney wiiqeyso xukunkiisa/maamulkiisa.

7. Ma jiro nin raba haweeney la barbardhigeyso rag kale.

8. Man jiro nin raba haweeeney aanan xushmad lahayn oo aflagaado badan.

9. Ma jiro nin raba haweeney nafteeda lee ka fekerta oo aanan wax qabsi lahayn.

10- Ma jiro nin raba naag u dhaqanta masuuliyad/maxaa kaa galay.

Xaqiiqdii, nina ma jecla haweenka leh waxyaabahan kor ku xusan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button