Tilmaamaha Nooca Ragga Ay Haweenku Jecelyihiin (Ninka Leh Lama Helo)

Ninka aanan mar walba ka hadlin arrimaha galmada

Ninka xitta hadduu ka hadlo arrimaha galmada si khaas ah uga hadla ma ahan ninka uga hadla si khalloocan.

Ninka aanan ku faanin guulaha uu gaaray

Ninka mar walba eega ee tusa inuu daneynayo

Nin u ogolaada inay hadasho isla markaana aanan hadalka ku celin oo marksta aan isaga kaligiis hadlin

Ninka laga ammaan helo isla markaana xakameeyo caradiisa/xanaaqiisa

Ninka aanan mar walba ula hadlin si yasmo leh ama sida qof liidata

Ninka aanan iyada kaliya xushmeyn balse xushmeeya dumarka kale

Ninka su’aalo uuku baar baarayo aanan weydiin balse weydiiya kuwo ay wax ka faa’ideyso kana dhigaya qof jeceylka ku wanaagsan

Nin ay diiraddiisa saarantahay iyada ma ahan in liiska ay kula jirto kuwa badan

Ninka weydiiya sida ay ahayd maanta xaaladdeeda

Kan sida joogtada ah ula socta una xasuusta ma ahan oo kaliya waqtiga aad ciyaar rabtid ama uu jahwareersanyahay.

Ninka daacadda ah xittaa haddii ay kugu adagtahay daacadnimada ma rabto in been loogu beddelo

Kan si fudud u cafiya isla markaana fahma xanuunkeeda

Kan cafiska weydiista ee aan kibirka badneyn

Kan ka taxadara dareenkeeda wadnaheedana ilaaliya/ niyad jab ka ilaaliya

Kan dareen siiya hadalkeeda isla markaana xasuusta waxay sheegto ama tiraahdo

Ninka saxa kuna dhiiri galiya inay qof wanaagsan sii noqon doonto

Ninka talo weydiista sababtoo ah fikirkeeda waa muhiim

Ninka aanan kaligiin halgamin kaligiis balse gacan weydiista xittaa marka uu kaligiis wax walba qaban karo waxay taasina muujineysaa inuu ubaahanyahay waxayna taasi keeneysaa inay sii jeclaato

Ninka hadalkiisa iyo waxa uu ku hadlayo ay micno leeyihiin isla markaana ilaaliya ballamaha

Ninka culeyska heysta soo bandhiga marka uusan kasoo bixi Karin ballamaha laga rabay

Ninka wax walbo u acddeeya , wuxuu u ogolaadaa booskeeda nolosha ninkaas waxaa cadeeyaa go’aanka nolosheeda.

Ninka la xisaabtama, maxaa yeelay wuxuu la socodsiiyaa inay ilaaliso nolol maalmeedkiisa

Ninka la tukado

Ninka leh dareen jilicsan isla markaana ka dhoolla cadeysiin kara

Ninka talo siiya ee ka saara cabsida isla markaana u sheega inuu isaga garab u yahay

Ninka xushmeeya isla markaana si cad iyo si hoose u jecel

Ninka fahamsan in haweenka jaceylka loogu sheego wada sheekeysi iyo waqti la qaadasho qaab wanaagsana ula hadla isla markaana dareensiiya in la jecelyahay.

Markii haweeney ay dareento jaceyl wey dhal dhalaashaa waxayna ninkeeda u sameysaa wax walbo oo wanaagsan, ragga aqyaarta ah waa dantaada ugu wanaagsan inaad maalgashato xiriir wanaagsan oo aad la leedahay gabadhaada gaarka ah oo aad jeceshahay.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button