XIRIIRKA IYO GUURKA

Lixdaan Calaamadood Gabadha Hadaad Ku Aaragto Way Ku Jeceshahay

Jacaylka ay haweeney u qabto mala qarin karo, waana kuwaan calaamadaha qaar oo muujinaya.

1. Waxaad tahay ninka kaliya ee ay jeceshahay

Marka ay haweeney jeceshahay nin, dareenkeeda dhan ninkaas ayuu jiraa. Marka ay haweeney jeceshahay nin, ma qiyaameyso mana shukaansaneyso rag kale.

2. Waxay sameysaa wax kasta si ay kaaga farxiso

Marka ay haweeney jeceshahay nin, farxaddiisa waa mid u ah iyada waxa kasta ayayna sameyneysaa si ay uga farxiso. Haweeney kasta oo jecel ninkeeda waxay sameysaa waxyaabo ay uga farxiso.

3. Wax badan inay kaa barato ayay rabtaa

Haweeneyda jecel ninkeeda waxay dooneysaa inay waxbadan ka barato nafsaddiisa; waxay dooneysaa inay si wanaagsan u barato ninkeeda oo ay wax walbo ka ogaato.

4. Way jeceshahay la joogaaga

Haweeneyda jecel ninkeeda way u xiistaa marka uu ka fogyahay; waxay jeceshahay inay la joogto, oo ay waqti la qaadato wayna faraxsantahay markay la joogto.

5. Waxay sameysaa waxyaabo ay uga yaabsato

Haweeneyda jecel nin waxay noqon kartaa mid layaab badan; waxay jeceshahay inay ka yaabsato ninkeeda sababtoo ah waxay jeceshahay farxadda uu waxyaabahaas ay uga yaabsato uu ka qaadayo haddii ay hadiyad iyo wax kale noqon lahayd.

6. Waxay dooneysaa inay mustaqbal kula wadaagto

Marka ay gabar jeceshahay nin, ma dooneyso in nin kale ay mustaqbal la wadaagto; waxay rabtaa in mustaqbalka ay la wadaagto ninka ay jeceshahay kaliya mana u muuqato inay nin kale mustaqbal la wadaagi doonto.

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid