CAAFIMAADKA
-
Maxaa keeni karo caano yarida hooyada?
Hooyooyin badan ayaa aaminsan in caanaha naasahooda in ay ku yaryihiin ilmahooda, sababtane waxay tahay iyagoo aaminsan waxyaabo qaldan oo…
Read More » -
Wax ka ogoow faa’idooyinka caafimaad ee Saliid Macsarada
Macsarada waa saliid aad u qaali ah lehne faaidooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin. Saliid macsarada waxaa la…
Read More » -
Faa’idooyinka caafimaad ee Xulbada
Xulbadu waa geed daaweed faaido badan u leh biniaadanka, xulbadu waxaa ka buuxa borotiin iyo maadada loo yaqaanno Fosfoor, waxayna…
Read More » -
Qaababka Ugu Wanaagsan Ee Aad U Seexaneysid Markaad Uurka Leedahay (Aqriso)
Dhammaanteen waxaan u seexanaa qaabab kala duwan oo aan isleenahay waadku hurdi kartaa, si kastaba haweeneyda markii ay uur yeelato…
Read More » -
Wax ka ogoow faa’idooyinka caafimaad ee uu leeyahay Qumbaha!
Waxaan maanta ka hadlaynaa geed aad u cajiib badan, waana geedka Qumbaha. Qumbaha waxaa la sheegaa waxyaabo badan oo caafimaad…
Read More » -
Caafimaadka Iyo Nafaqooyinka Laga Helo Cambaha
Cambuhu waa midho macaan oo cunno iyo cabitaan ahaanba loo isticmaalo, wuxuu aad uga baxaa dalkeena iyo meelo kaloo dunida…
Read More » -
Ha nuujin adigoo uur leh!!
Hooyo nuujisa haddii ay uur qaado waxaa wajib ku ah isla markiiba in ay joojiso nuujinta una soo jeedsato midka…
Read More » -
Wax ka ogoow Faa’idooyinka caafimaad ee uu leeyahay Basbaaska
Basbaasku wuxuu ka mid yahay cunnooyinka dunida aadka looga yaqaano, inkastoo basbaasku ku caan baxay kuleelka laakiin wuxuu ku jira…
Read More » -
Iska Daawee Gooryaanka Adigoo Gurigaaga Jooga
Pinworm/dira-dire/indi waa dulnoolaha ugu caansan dunida ee ku dhaca midhicirada, wuxuuna inta badan ku dhacaa caruurta sidoo kale waxa uu…
Read More » -
Socodsii Calooshaada Adiga Oo Gurigaaga Jooga
Boqolkiiba afar iyo toban dhamaan dadka ayaa la dhibtooda in ay calooshoodu ay ahaato mid taagan ama calool fadhiid qaba,…
Read More »