11 Calaamadood Oo Lagu Garto In Ninkaaga Uu Yahay Nooca Ay Gabar Kasta Jecalaan Lahayd Inay hesho

Haweenka qaarkood waxay heystaan nin aad u wanaagsan oo gabar kasta ay jeclaan lahayd inay hesho balse ma garanayaan.

Hoos ka aqriso 11 calaaamadood oo lagu garto inaad heysato nin aad u wanaagsan oo gabar kasta ay jeclaan lahayd inay hesho.


1. Waxaad heysataa nin aad u wanaagsan oo haweenka oo dhan ay rabaan haddii uu daacad kuu yahay uusan waxba kaa qarin.

2. Waxaad heysataa nin aad u wanaagsan oo haweenka oo dhan ay rabaan haddii uu ninkaaga waqti ku siiyo.

3. Waxaad heysataa nin aad u wanaagsan oo haweenka oo dhan ay rabaan haddii uu seygaaga kaa caawiyo inaad noqoto qof wanaagsan kuna dhiirigeliyo markaad niyad jabsantahay.

4. Waxaad heysataa nin aad u wanaagsan oo gabdhaha oo dhan ay rabaan haddii uu kugu kalsoonyahay.

5. Waxaad heysataa nin rag u wanaagsan oo haweenka oo dhan ay rabaan haddii uu kula tashto kahor inta uusan go’aan qaadan.

6. Waxaad heysataa nin aad u wanaagsan oo haweenka oo dhan ay rabi lahaayeen haddii uu necebyahay murugadaada wax walbana usameeyo sidii uu kaaga farxi lahaa.

7. Waxaad heysataa nin aad u wanaagsan oo haweenka oo dhan ay rabi lahaayeen haddii uu aad kuu aaminsanyahay isla markaana uusan shaki ka qabin ficilladaada.

8. Waxaad heysataa nin aad u wanaagsan oo haweenka oo dhan ay rabi lahaayeen haddii uu ninkaaga ogyahay waxyaabaha aad jeceshahay.

9. Waxaad heysataa nin aad u wanaagsan oo haweenka oo dhan ay rabi lahaayeen haddii uu seygaaga kaa qosliyo isla markaana ku farxo wehelkaaga.

10. Waxaad heysataa nin aad u wanaagsan oo gabar kasta ay rabi lahayd haddii uu seygaaga kaa caawiyo howsha guriga isla markaana uu nasiyo mararka qaar.

11. Waxaad heysataa nin aad u wanaagsan oo haweenka oo dhan ay rabi lahaayeen haddii aad ogtahay inaad tahay qofka uu ifka ugu jecelyahay marka laga soo tago hooyadiis.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button