CAAFIMAADKA
-
Wax ka ogoow Yiridka & Calaamadaha lagu garto!!
Waa maxay Yirid? Yiridku waa infekshan ku dhaca ciridka, waxaana keeno keeno jeermis, Wuxuu yimaadaa marka huuro ay ku buuxsanto…
Read More » -
Wax ka ogoow Caado Wareerka & Waxyaabaha sababi kara in caadadu ay kaa wareerto
Waa maxay sababta wareega dhiiga caadada ay usoo daahdo ama usoo dhokhsato ama gabi ahaan u maqnaato? Waa qasab in…
Read More » -
Faa’idooyinka Caafimaad Ee Timirta & Cudurro Halis Ah Oo Ay Ka Hortagto
Geedka barakaysan ee timirta waa geed ka baxa dhulka kulaylaha ah gaar ahaan dhulka aanay ku samaysmeyn badi dalagyada kale…
Read More » -
Ma dareentaa daal joogta ah? Waa tanaa sababta
Ma dareentaa daal joogto ah? Tani waa dhibaato heysa dad farabadan. Waxaa jira sababo badan oo keenaya inaad mar walba…
Read More » -
Wax ka ogoow waxtarka uu caafimaadka u leeyahay Sanjabiilka
Waxaa la ogaaday in sanjabiilka uu alle ku abuuray 115 walxo oo faa’ido u leh caafimaadka laakiin waxaa ugu muhiimsan…
Read More » -
5 Sabab oo haweeney kasta oo uur leh ugu qasbantahay inay isticmaasho Qaraha
Uurka waa waayo aragnimo ay wajaheyso haweeeney walba, balse waxaa jira culeysyo badan oo la yimaado uurka kuwaas oo qaarkood…
Read More » -
Wax ka ogoow Faa’idooyinka caafimaad ee ay leedahay toonta
Toonta waxay kaloo ka mid tahay geedo daaweedyada uu rasuulkeena suuban nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee uu nagala dardaarmay…
Read More » -
Ka Fogoow Tobankaan Cunto Haddii Aad Uur Leedahay
Haddii aad tahay hooyo uur leh fadlan ka fogoow cuntooyinkaan hoos ku xusan. KALUUNKA BADAN Kaluunka qayb kamid ah waxaa…
Read More »