CAAFIMAADKAXIRIIRKA IYO GUURKA

Ma Jiro Nin Qiyaani Doona Xaaskiisa Marka uu Aqriyo Warbixintaan Kadib

Kahor inta aadan qiyaanin lamaankaaga, waxaad u baahantahay inaad aqrisid qoraalkan, gabar walbana waa inay hubisaa in seygeeda uu aqriyay warbixintaan.

Raga xaasaskooda qiyaama ayey ubadantahay in ay kajabto xubinta taranka sida lagu sheegay cilmi baaris dhawaan laso saaray.

Cilmi baarayaasha ayaa sido kale ogaaday in jabitaanka kudhaca ninka qiyaama xaaskiisa uu kusii balaarto marwaliba oo ay si wadaan gogol dhaafka.

Sidaasi daraadeed, cilmi baarayaashu waxey intaa sii raaciyeen in carqalada kudhacda awooda ninka ee xaga sariirta ay dhacdo marka ay jilcaan murqaha adkeeya xubintiisa taranka marka uu kacsado sababo laxiriira galmooyinka  qaarkood oo uu lasameeyo haween dhowr ah kuwaasi oo leh rabitaano kala duwan gaar ahaan kuwa daneeya galmada ubaahan xawaare badan iyo isticmaalka awoodiisa oo idil si.uu u qanciyo haweenta uu gogol dhaafka lasameynayo markaasi.

Aayaha Online

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid