Editor's PicksXIRIIRKA IYO GUURKA

6 Sifo Oo Nin Kasta Uu Rajeeyo In Xaaskiisa Ay Yeelato (Haweenka Leh Waa Yaryihiin)

Waxan halkaan idinkugu soo gudbineynaa 6 sifo uu nin kasta uu rajeeyo in xaaskiisa ama gabadha uu calmaday yeelato.

  1. Haweeney dhiiri gelin leh

Nina ma rabo haweeney u aragta midaan waxba galin; dhamaanteen waxaan rabnaa haweeney aaminsan inaan noqon karno kuwa ugu wanaagsan.

Dhammaanteen waxaa rajeynaa inaan helno haweeney naga dhigeysaa  nin wanaagsan.

  1. Qeylo shaqadeeda ma ahan

Ma heli karnaa haweeney aanan qeylin? Tani waa ducada uu nin walba ku duceysto, waxaan rajeynaa haweenkeena inaysan qeylin.

  1. Haweeney saaxiib ah

Nin kasta waxa uu u baahanyahay haweeney saaxiib ah oo faham leh, waana haweeydaas mida uu nin kasta ku riyoodo.

  1. Haweeney xor ah

Haweenka intooda badan waxaa qalbiga ka gasha marka ay nin xirii nin la yeeshaan in ninkaas uu ilalain doono. Ragga waxay rabaan haweenka xorta ah dhaqaale ahaan iyo dareen ahaan, ragga ma jecla haweenka sheegashada badan ama mar walba waxaa si ah ku jira.

  1. Soo jiidasho leh

Ragga waxay rabaan haweeney soo jiidasho leh oo isqurxin badan, uu ninkeeda jamanaayo waqti kasta.

Haweeneyda waxaa laga rabaa inay noqoto mid ku fir fircoon isqurxinteeda iyo kulanka sariirta.

  1. Haweeney caqli leh

Haweenka caqliga leh aad ayaa loo jecelyahay, haweeneyda noocaas ah oo tan wax walba qaban karto iyadoo kaashaneysa caqligeeda marka waa inay noqotaa mid caqli ah.

Waa layaab haddii ay jirto gabar sifooyinkaan dheh leh oo ku nool dunida, haddii ay saaxiibtaa leedahay sifooyinkaan waad nasiib badantahay ninyohow.

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid