RAAXADA

Ragga gaaban oo ku wanaagsan Ciyaarta Sariirta

Waxaa halkan la isugu keenay sababaha ugu muhiimsan oo dumarka ay Ragga dhaadheer uga doorbidaan kuwa gaagaaban.

Hoos ka aqriso sababaha Ragga gaagaaban ay uga wanaagsan yihiin kuwa dhaadheer ciyaarta dhanka sariirta

  1. Ragga gaagaaban waxaa ay soo bandhigaan waxyaabo u qarsoon oo ay ku wanaagsan yihiin.

Dumarka waxay aad u xiiseeyaan ragga gaagaaban oo ay u arkaan kuwo si wanaagsan u qaban kara ciyaarta sariirta.

Arintaas ayaa sabab looga dhigay in dumarka ay aaminsan yihiin in ragga gaagaaban ay ka waanagsan yihiin kuwa dhaadheer.

2. Ragga gaagaaban ayaa la sheegay inay aad dumarka ugu qanciyaan sariirta. Waxaa la tilmaamay in dumarka ay aad u amaaneyn ciyaarta fal-galka ay sameeyaan Ragga gaagaaban.

3. Ragga gaagaaban ayaa lagu tiriyaa kuwa marwalba ku cusub dumarka islamarkaana ay aad u qiimeeyaan.

Arintaas ayaa sabab looga dhigay in dumarka ay ku hanweynaadaan in ay nolol la qaataan.

4. Ragga nuucan ah intooda badani waa kuwa dumarku ay ka ogolaadaan guurka. Balse tani waxey walaac kale ku abuurtay ragga kale ee dhirirka u dhashay.

Aayaha.

Xafiiska Muqdisho

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid