CAAFIMAADKA

3 Calaamadood oo lagu ogaado inaad cunto Borotiin badan

Cunista borotiin badan ayaa noqon karta mid aanan u wanaagsaneyn caafimaadkaaga.

Inaad cunto cunto isku dheelitiran ayaa aad muhiim u ah marka ay noqoto dhanka caafimaadkaaga. Si,kastaba way adagtahay inaad ogaato inaad cunto cunto borotiin badan.

Waa kuwaan qaar kamid ah calaamadaha guud ee soo muuqan doona marka uu qofku cuno cunto borotiin badan.

  1. Cayilid

Qaadashada Borotiin badan ayaa kuu keenaya cayil xad dhaaf ah. Marka aad dareento inaad aad u cayileyso kadib waxaad ogaataa inaad qaadato cunto borotiin badan.

  1. Oon badan

Marka ay noqoto inaad dareento oon farabadan, waxaa jira waxyaabo dhowr ah oo sababa inaad mar kasta oon dareento.

Hal sabab oo inaad oon farabadan dareento ayaa noqon karta qaadashada borotiinno badan.

Tani badanaa waa sababta oo ah, marka qofka uu qaato borotiinno badan, kelyuhu waxay si adag ugu  dadaalayaan inay baabi’iyaan borotiinada faraha badan, taasoo u baahan in qof ka uu cabo biyo farabadan.

  1. Neef ur

Qaadashada borotiino farabadan ayaa sidoo kale sababta in qofka neeftiisa ay urto. Marka aad tahay dhibane qabe nee fur, waa inaad ogaataa inaad tahay qof qaada borotiino farabadan.

Related Articles

Back to top button

You cannot copy content of this page

error: Content is protected !!

Please allow ads on your site

It appears that you are using ad blocker. We rely on advertising to help fund our site. Allow Ads Fadlan ogoloow in xayeysiintu ay kuusoo muuqato Mahadsanid