ARIMAHA BULSHADA
Daawo: Mid Kamid Ah Fanaaniinta Ugu Caansan Somalia Oo Fanka Isaga Baxday
![](https://usercontent.one/wp/www.aayaha.net/wp-content/uploads/2018/11/Queen.jpg?media=1720674900)
Xamda Cabdi Axmed “Queen” oo ka mid ah fanaaniinta ugu caansan kooxda Xiddigaha Geeska ayaa VOA u sheegtay inay fanka ka fadhiisatay, oo imika wixii ka danbeeyana ay u wareegi doonto dhinaca ganacsiga.